Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Ciiday Qaar Kamid Ah Bulshada Muqdisho (Daawo Sawirida)

Ra’iisul wasaaraha xumuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer ku tegay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa la ciiday qaar kamid ah bulshada. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa tegay goobo ay bulshada ku kulanto oo ku yaalla xaafadaha ku xeeran waddooyinka Sodonka iyo Wadnaha. Ra’iisulwasaaraha ayaa kulamo xog-wareysi ah la qaatay … Continue reading Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Ciiday Qaar Kamid Ah Bulshada Muqdisho (Daawo Sawirida)